LATEST ARTICLE

6/recent/ticker-posts

Wararka ciyaaraha manta Barca oo vini u hanjabtay, BARCELONA VS REAL MADRID Messi oo xalay laga yabay , City ,liverpool

Wararka ciyaaraha dunida Barca o vini u hanjabtay,city,mesii xalay wacdareyay liverpool

Darbiga weyn ee El clasico Barcelona vs Real madrid, messi iyo inter miami, man city o galabta dheelaysaa, ciyaartoyda barcelona oo u wada hanjabay vini jr iyo waxkasto oo ku saabsan ciyaaraha aduunka ayan isla eegi doona soo dhawaada.

Ciyaaraha england ee manta.

Man city aya ciyaaraysa 5ta galabnimo maanta waxay la ciyaaraysaa southhamton, pep guardiola wuxuu sheegay in ciyaar yahano badan ay seegayan kulankaan galabta uu doku ku jiro, Rodri, walker, debryne,bob gabi ahaan wey maqan yihiin, waliba doku waxaa la sheegay in gabi ahaan uu garoomada ka maqnaan doono ilaa iyo xulalka kdib marka laga soo laabto ayuu dib ugu soo laabanaya, sidoo kale grealish isagana todobaadkan diyaar ma ahan.

Southhamton 14kii ciyaar ugu dambeeyay ay kusoo ciyaareen guriga man city ee eitihad ma aynan soo badin wey ku dhiban yihiin in ay guul ka helaan, markii ugu dambaysay ay guriga man city ay kusoo badisay waxay ahayd 2004tii.

Man city waxay wadaa rikoorka 31 ciyaarood horyaalka oo aan laga badin, waxay ka mid noqotay 6da ambiiten ugu dheer england taariqda ugu dheer lag dhigay, balse ambitinka ugu dheer Arsenal ayaa heysata waana 49 ciyarood.

Mancity season kaan waxay ku halis badan tahay marka goal looga hormaro waa kooxda dhibcaha ugu badan ka heshay oo is bad baadisa come back samaysa waaye, maalinta city looga hormaro ciyaarta goal wey badisaa ama bareejo ayay gashaa oo wey is bad baadisaa, 13 dhibcood ayay ka heshay man city marka goal looga hormaray season kaan markii 8 ciyaarood la ciyaaray.

Sidoo kale man city garoonkooda waxay ambitin ku yihiiin 51 ciyaarood tartamada oo idil, markii ugu dambaysay man city gurigood lagu garaacay waxay ahayd 2022 november, 42 yay ku badiyeen 9 bareejo ayay ku galeen markaasna brentford ayaa ka badisay, team kasto wuxuu u ordaaya in uu halkaas ku badiyo.

Haaland wuxuu ku jiraa abaartiisa ugu weyneyd hada haaland 3 ciyaarood ayuu goal la ahan yahay primear league waana markiisi labaad ay sidan aya ku dhacayso ninkaan tan iyo arsen goal la aan ayaa hayso ninkaan, ciyaar yahanka dambeedka bidix ama qadka dhexe ee difaaca ka dheelo ee Gvardiol ayaa malmahaan lagu baxsadaa kaab oo mar malahan lasoo baxay dhalis cajiib ah 2024 wuxuu dhaliyay 6goals, man city haday badiyaan manta hogaanka aya sii qabanaayan 

El calasico Barcelona vs Real madrid caawa.

Darbiga caawa ee el calasico ayaa ah mid aad u xamasad badan waayo calasicoyinkii ugu dambeeyay ma ahayn mid aad u xamaasad badan waayo real madrid ayaa ahayd mid ku awood badan kulaan kaan dhoorkii kulan ee ugu dambeeyay, balse Barcelona season kaan sida uu oola wareegay tawabaraha reer germany hensi flick waxay noqdeen team aanan la loodin karin dadka badan kood waxayu is lahaayeen qaab ciyaaredkan cajiibka ah waa mid maalo kaliya soconaayo, balse barca waxaa lagu tijaabinayay kulamo dhoor ah sida sevilia iyo bayer munich, ayada labadaas kulanba waxdareysay qasatan markii aya bayar ay 4 iyo 1 ooga badisay aduunka oo dhan ayaa isla qeyliyay waayo dadkoo idil waxay ku noqotay filan waa waayo barcelona 6dii kulan ugu dambeysay oo barcelona ay wada dhelen bayer marka barcelona may badin.

Kabadintii bayar ay barcelona badisay waxay ku sababtay in dadku ay ku qeyliyaan ay dhahaan Barcelona wey soo laabatay, waxa dhadhanka u yeelayo kulank el calasico ayaa ah in barcelona ay soo noqotay maadama ay bayear munich ay ku wacdareeyeen.


Hadaba kulankaan real madrid waxay u socotaa labo arinba inay samayso caawa, midka koowad hogaanka ayay la qabanayan haday badiyaan, mida labaad waxay bareejeynayaan recodkii Barcelona ee ambitinkii ugu dheeraa oo ahaa 43 ciyaarood oo hada kahor barcelona ay ahayd, Real madrid wey bareejeendoonta hadii caawa aan laga badin , kaliya waxay u bahaantahay in badiso ama bareejo gasho, bada dhinac foom ayay ku jiraan barcelona wey badinaysan 4tii kulan ugu dambeeyaytar tamada oo dhan sidoo kale real madridna wey badinaysay 3dii ciyaar ugu dambaysay tar tamada oo dhan.

Real madrid waa ambited season kaan oo dhan marna lagama badin 

Post a Comment

0 Comments