she said to her husband Take your mother outside to our house,story that make you cry|| Qiso kaa oohin doonto
QIsadan waxay ku dhacday nin kaas oo ahaa m id kusoo koray ogoon nimo wuxuu lanoola kaliya hooyadiis waxay u halgantay siduu u noolan lahaa nolol wanagsan waxay ku dadaashay siday oogu tarbiyeen lahayd dhaacada alleilaa uu ka dhameeyay jaamacada ilaa uu ka helay shaqo hooyadiis waxay ku waanisay in uu guursado gabar u saaxiib ah diin iyo aqlaaq,taas oo ku kaalmeynayso dhaacada alleuna kaxaynayso janada balse asaga wuxuu ahaa mid jecel gabar ay jaamacad asxaabku ahaayeen taasi oo ahayd mid ka dhalatay qoys maal qabeen ah waxay ahayd gabar quruxbadan balse may ahyn mid joogteynaysa waxa ay diintu fartay.
hooyadiis wuxuu ku dhahay ''hooyo waan awooda in aan badalo ayada waxaana ka yeelaya mid tukata saalada qurankana aqrisa iyo wixii uu allah raali kayahay'' markii ay gudo galeen diyaarinta guurkooda gabadha may ahayn mid ku qanacsan ina ay la noolato isaga hooyadiiisa balse ehelkeeda ayaa u sheegay in ay tanay qof waayeel ah sanad ama labo sano kadib ay dhimaneyso gabadhooda sidaas ayay ku qanciyeen weyna aqbashay,todobo baxoodii kadib maalin ayaa waxay soo wada fadhiisteen isaga iyo xaaskiisa iyo hooyadiisa miis si aya u wada cunteeyaan, islamarkiiba waxaa si caro leh u istaagtay xaaskiisa waxayna aaday qolkeeda.
Markii uu la cunay cuntada ka dib maxa dhacay?
xaaskiisa oogu tagay qolka wuxu ku dhahay maxaa kugu dhacay aad ooga soo kacday cunta? waxay ku dhahday hooyadaa gacmaheeda waxay ahaayeen wasaq mana doonayo in aan la cuno cunto ee u sameey iyada galigiis si ay ugu cunto cuntada kaligeed joogitaankeedana ciriiri ayuu igu haaya sidaasi ayay tiri xaaskiisa si dagan ayuu ugu jawaabay ninkeeda wuxuuna ku dhahay '' iyadu malahan cidkale aan aniga ahaynwaadna ogtahay in ay tahay qof waayeel ah wexyna u baahan tahay in aan xanaaneyo aniga'', waxay ku tiri waxaad geysaa hooyadaa meesha lagu xanaaneeyo waayelada.
Wuxuu ku dhahay waa fikrad fiican laakin hadaayi markaad cuntada kasoo kacday kadib waxaa isoo wacay waalidkaa waxayna igu dhaheen noo imaad adiga iyo xaaskaaga berito talow maxay hatahay sababta naloogu yeer?
waxay kutiri anigaba wey isoo waceen laakin markii an tagno kadib ayaan ogaan doona sababta naloogu yeeray, kadib wuxu ku laabtay hooyadiisa waxay ku tiri'' hooyo maxaaku dhacay xaaskaaga? maxay cuntada ooga kacday miyay xanuusanaysaa ? wuxuu ku dhahay hooyo haday xanuusanayso waxaan u wici lahaa dhaqtar xooga ayay nasanaysa ayada ayaa hadhow cuni doonto cuntada, birina waxaan kuu kaxayndoona meel ay wax walbo ku xalismi doonan waxaana rajeynayaa inaadan iga diidin.
Waxay kutiri hooyo kaama diidi doono waayo waxaan ogahay inaadan sameyn doonin wax uusan alle raali ka ahayn, maalintii labaad waxay aaden asaga xaaskiisa iyo hooyadiisba guriga xaaskiisa ee looga yeeray markii ay tageen gurigii waxaa loo diyaariyay miis cunto ah, xaaskiisa aabaheed iyo asaga waxay iskula baxeen gooni si ay u wada hadlaan wuxuu dhahay aabihii gabadheyda waxay ku sugan tahay murugo sababtuna waxay tahay joogitaanka ay idinla joogto hooyadaa wuxuuna ku handaday inaysan guriga kula noqon doonin xaaskiisa guriga hadiisan uu u aqbalin waxa ay ka dalbatay oo hayd in uu geeyo hooyadiis meesha lagu xanaaneeyo waayeelada.
Wuu dhoola cadeeyay ninkii wuxuu aaday miiskii cuntada si uu ooga eego hooyadiisa misna mesha wuxuu ka waayay hooyadiisa wuxuu ogaaday in xaaskiisa ay u kaxaysay jikada si ay cuntada oola cunto shaqaalaha guriga ka shaqeeya wuxuu eegay reerkii guriga oo wada fadhiyo miiska wuxuu si xanaaqleh u dhahay waxaa tihiin reer xun ma waxaad sidaan yeesheen beerkii aan kasoo go''a? ma awoodi in aan ka fogaado hooyadey taas oo usoo dhibtootay si ay ii korin lahayd aniga wuxuu u yeeray hooyadiisa waxay kasoo baxday jikada ayadoon fahan saneen waxa dhacay wuxuu ka dhunkaday dhabanada asagoo aad u ilmeynayo wuxuuna xambaaray hooyadiisa wuxuuna ku dhahay hooyo soo bax oo raali ahaan shadaada iigu kaxee janada.
Qarnigaan 21ad
waxad arkaysaa gabar diidayso in sodohdeed ay la noolato ama ay u aragto musiibada ugu weyn dunida badalkeeda halka naagta ninka qabaa ay ka dalbaneyso ninkun in uu biilo familkeeda sida hooyadeed iyo aabaheed waxa layaab ah in gabadha laqabaa ay rabin ninka walidkii qasatan hooyadiis ayada ay doonayso in hooyadeed madaxa la saarton, badan kood kuma baraarug sano sida ay hooyooyinkooda ay ugu weyn yihiin raguna ay hooyooyinkooda ay ugu weyn yihiin hooyaduna ay tahay mida ugu xaqa badan dunidaaan cidkastaa ay 3 jeer ka xaqbadan tahay hooyada loobaari falo ay kugu hagayso inaad janada gasho.
Another funny story, sheeko nin xaskisa nagle la shukan saday
Haweenay ayaa maalin talefonka ninkeeda furtay, waxayna taleefonka ku aragtay sheeko jacel oo asaga iyo naagle ku dhaxmartay Fecebookga, kadibna go''an waxay qaadatay inay massage yada iyo sawirada ay is dhaafsadeen ay copy gareesato, kadibna ciwaan fecebook nin ay iska dhigatay ayay samaysatay, wey ku darsatay wuuna aqbalay, ayadoo is barayso ayay ku tiri ASC magaceygu waa sheeq xujo abuu xakaar ahna mujaahid ka xirsan xarakda ''ARSENAL'' .
Waxaan ahay gabadha aad fecebook ka shukan sato ninka qabo, waxayna u dirtay shekadii dhax martay, iyadoo iska dhigaysio ninkii ARSENALKA, ereyga ARSENAL dadka rer somalia wey fahmayaan, markale waxay ku tiri [ hadii aadan joojin xirirkan foosha xun ee aad xaaskeyga la leedahay, waan ku aqaana waxa lagu yiraahdaa hebel ina hebel hebel, waxaad ka shaqaysa dukaan hebel oo bakaaro ku yaalo , waxan kuu jogo sadex caruur ah waana hel iyo hebel iyo heblaayo, inta badan waxaad waqtiyadaada ku qaadataa meel heblo, waqtiyaadada shaqada iyo meel walbo aad marto waan aqaana ,hadii adan si dag dag ah aadan u joojin xiriirka naagtan waan ku qawracayaa , waana kuu digay''
Xaaskii aan ka fogeen ninkeeda markii uu fariin taan aqrinaayay, baa aragtay ninkii oo argagaxsan oo ashahaadanaayo, waxayna weydiisay waxa ku dhacay, inkastoo uusan u jawaabin ninkii isla saacadiiba feceboogii iyo whats appkii iyo guud ahaan ciwaanadii uu lahaa wuu wada tuuray, taleefoonkiina dhaqso ayuu iska xiray, naagtiisana wuxuuka codsday inay salada marwalbo xili hore ay u kaciso, ninkii wuxuu nnoqday mid sirad mustaqiimka mid ku toosay masjidka gurigiisa iyo shaqa meel aan ahayn kuma leexdo,
DHAMAAD
walal hadaad intaan nala soo gaartay adigo mahad san noo share garee baraha bulshada kala duwan noogu share garee hadad wax talo iyo tusaale noo hayso whats appka dhanka midig nagala soo xiriir markale mahad sanid
0 Comments