ASC meel kasto oo aad dunida ka joogtaan kuso dhawada wararka sportska dhankasto oo faah faahsan
Maxaa ku dhacay ninkii Foden ahaa iyo luke show ? xaladihii ugu dambeeyay Englishka ayaan fiirin doona, ugu dambeyntii Kylian Mbape oo is keenay iyo sidoo kale kala iibsigii ciyaaraha ayaan ka hadli doona, iyo Cristiano Ronaldo oo ay ciyaar yahano waaweyn oo caaalamka ay ka yaabeen kuwana ay sharad ku dhigteen ayaan eegi doona soo dhawada dhamayso qoralka ilaa dhamadka hadaad ciyaha jeceshahay.
Wararka waxaa ugu waaweyn Germalka wxuu ku badiyay labo goal 2 goal runtii xukii playerkii Szoboszlai ee Hungary ayay garaacen oo markale ay guul daro ay ku dhacday.Szoboszlai wuxuu ahaa captain kii ugu da yaraa ee EURO ga ciyaaro hadse waa laga badiyay xulkiisa, goal uu dhaliyay jamal musiala iyo oo ka caawiyay ilkay Gundogan iyo gaol uu isla Gundogan uu dhaliayay ayay ku badiyeen Germalka hadase Germalka waxa uu noqday xulkii ugu horeeyay ee knouck outka EURO xaqiijistan , sideedaba Germalka mar walbo oo wadankiisa lagu qabto wuxu dhigi jiray wacdaro.
Ciyaarihii labadan isbuuc laso dhafay ee labada kulan ahaa jamal Musiala wuxuu noqday ciyaar yahanka kaliya ee 2 goals ka dhaliyay EURO ga tartankan EURO 40ka goal laga dhaliyay ciyar yahanka kaliya ee dhaliyay 2 goal waa Jamal Musiala, Seasonkan 14 goal iyo 10 caawin ayuu maraya Jamal MUsiala xul iyo kooxba inaba caadi ma ahan playerkan dada yar, English ayaa rabay in uu dhalasho siiyo wuu diiday 16 sano jiradii iyo 17 jiradii asaga iyi jude Balingham baa isla ciyaarayay balse asaga Germany ayuu doortay .
Waliba playrkaan Jamal Musiala Rio Ferdinand ayaa ku tilmaamay in uu soo xasuusiyo recardo KAKA uu lee yahay qaab ciyaaredkii KAKA horeyna waxaa firkit nocan qabay Lother Matthaus wuxuu dhahay ninkaan Messi ayuu noqon karaa mustaqbalka jamal inaba caadi ma ahan .
Toni kroos inaba caadi mahan habeen kale ayuu wuxuu noqday Bass mater wuxuu baasay 124 baas ciyaartii Hungry, kaliya xavi un baa ah taarikhda ciyaar yahanka qad dhexe oo dhamaystiray in kabadan kroos wuxu sameeyay 127 baas ciyaar EURO ah history ninkaas un baa ka badan tooni dad daan ayuu ooga fadhiisanaya ciyaarha wuxuu dhahay waan nasanaya still Real madrid waxay leedahay hadaad go'aan kaga badasho waan kuu bahanahay .
Ciyaartii Germany vs Hungary waxaa ciyaar yahanka ugu fican ciyarta loo doortay Ilky Gundogan wuu caawiyay wuuna dhaliyay, Gundogan wuxuu ka mid ahaa ciyaar yahana ay Germany boosayeen sida ciyaar yahanada dhalashadooda koowad ay aheen Germany ama kuwa madoowga ah oo ksoo kala jeedo meelo kale oo kala duwan o ay faquuqayeen kuwasoo hada u ciyaaraya hada, mar dhaweyd oo intuusan EURO ga bilaaban codeyn ayay sameeyeen tagerayasha Germalka waxay dhaheen anaga dadkaan soo galootiga ah wadan keena uma ciyaarayan, qasatan waxay dhaheen ciyaaryahan madow ah wadan keena uma ciyaarayo.
Difaacoda dhexe wuxuu aha haa Jonathan Tah iyo Antonio Rudiger, Tah waa playerka liverkosen Rudiger waa Player Real Madrid labada difaac dambe waa madow arintaas oo buq badan dhalisay Germany xitaa waxay boosen captain kooda ninka la yirahdo Gundogan oo ah asal ahaan Turkish, player weyn ayay ka tageen oo Germany ah Humlis ah oo ninka sanadkan champions leage wacdareey kooxdiisana ku hogaamiyay in ay iska xaadariyaan finalka walow ay boqorada yurub ay ka qaaden Wa real madrid hadana playerkas xanaq ayaa ka muuqday wuxuu ku tow baranayay fananada xulka greeceka wuxuba leeyayahay waan greece soobayaa.
julian Negelsmann oo ah towbaraha xulka wadanka Germany wxuu u socdaa in uu noqdo towbarahii ugu dada yaraa ee ku guuleysto EURO wa haduu qaado sanadkaan.
Maantana waxaa isha lagu hayaa ciyaarha u dhaxeeya labada xun ee faca weyn ITALY VS SPAIN oo boorkooda lasii dhajiyay sidoo kale England ayaa dheelayso caawa 7da fiidnimo Denmark ayuu la ciyaarayaa England oo walo ka murugsan dhawac yada Show oo ilaa hada aan wax is badal ah lagab arkeyn wayo ilaa hada wax tawabar ah ma uusan qaadan waana ninka aan kubad ciyaarin tan ilaaa febwery, dadka qaar ayaa Phil Foden ee denaya waxay leeyihiin ninkaan aan ku aragno xulka ma ahan ninkii lii doortay xidigii ugu fiicna primear league, dadka qaarna waxay leeyihiin lamaba ciyarayaan Foden waayo raga kubada qadk dhexe maba lahan awood ama tayo ay ku gaarsiiyan raga weerarka sida Foden, sida ay u gaarsiinayeen Rodri iyo De bruyne maba lahan.
Towbaraha liverpool
Cristiano Ronaldo
Inkastoo uu Ronaldo uusan dhalin goal habeenki xaley ahaa raga qaar ayaa sharad ku galay in uu ku guuleysan doono goal dhalinta EURO ee sanadkaan, Feeryahanka weyn ee NBA Conor McGregor oo feerka ciyaaro mardhown ay sucuudiga ku wada kulmeen ayaa wuxuu sharad ku dhigtay 60k dollerka mareykanka in uu Ronaldo ku guuleysan karo Goal dhalinta EURO ee sanadkan uu ku guuleysanayo, wuxuu sanakan ronaldo ciyaaraha asagoo dada 39 sano jir ah waana ninka 3xaad ugu dada weyn sanadkan EURO g kaliya waxa ka weyn PEPE iyo player kale
0 Comments